11/03/2025
Ramadan mubarak macaamiishayada qaaliga ah waxaan idinku bushaaraynaynaa in dhamaan agabkii ciidu diyaar ku yahay meherada Dookh lana furay safarkii ciida qaybti kowaad hadaba wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh numbers hoos ku qoran
📞0634751681 / 0634242042
Meheradu waxay ku taal ka soo horjeedka hotel guuleed hargeisa.