Mama Joy Baby Shop - Mama Choice / Dookha Hooyada

Mama Joy Baby Shop - Mama Choice / Dookha Hooyada Dukaanka Mama Joy waa dukaan dhammaan agabka caruurta sida dharka, kabaha, kiriimadii, waxyaabaha lagu quudiyo iwm

ALARM SECURITY OO ALBAABKA QOLKAAGA AMA GURIGAAGA!Waxaan kuu keenay Aaladan cusub oo amniga gurigaaga wax badan ka taray...
04/09/2022

ALARM SECURITY OO ALBAABKA QOLKAAGA AMA GURIGAAGA!

Waxaan kuu keenay Aaladan cusub oo amniga gurigaaga wax badan ka taraysa xataa hadii aad ka maqan tahay, Aaladan way qaylinaysa hadii lasoo riixo albaabkaaga gurigaaga ama qolkaaga.

Waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa numberka 0634241625 Telesom ama 0654241625 Somtel.

Hadii aad ku dhibtoon jirtay inaad cidiyaha ka gurto ilmahaaga oo inta badan ay dhacdo inaad ku goyso jidhka dhaqdhaqaaq...
04/09/2022

Hadii aad ku dhibtoon jirtay inaad cidiyaha ka gurto ilmahaaga oo inta badan ay dhacdo inaad ku goyso jidhka dhaqdhaqaaqa ilmaha dartii, waxaanu kuugu bushaaraynaynaa inaan kuu keenay cidiyo-gur (Nail trimer) baytari ku shaqaynaysa oo iyadu cidiyaha kaaga guraysa ilmaha oo ku dhamaynaysa ilbidhiqsiyo, ilmahaagiina aan dhaawac gaadhsiin!
Nagala soo xiriir 0634241625 Telesom or 0654241625 Somtel

Bushaaro: 30% discount (Boqolkiiba sodon qiima dhimis ah) Qiimaha h**e 27$ to Qiimaha todobaadka 18$....h**e usoo gaadh.
21/08/2019

Bushaaro: 30% discount (Boqolkiiba sodon qiima dhimis ah)
Qiimaha h**e 27$ to Qiimaha todobaadka 18$....h**e usoo gaadh.

30% discount (boqolkiiba sodon qiima dhimis ah) From 27$ to 18$
20/08/2019

30% discount (boqolkiiba sodon qiima dhimis ah)
From 27$ to 18$

Bushaaro: Shandadii ciyaal iskuulka weliba nooca taayirada leh oo yar yar iyo waawayn leh ayaanu kuugu samaynay qiima dh...
19/08/2019

Bushaaro: Shandadii ciyaal iskuulka weliba nooca taayirada leh oo yar yar iyo waawayn leh ayaanu kuugu samaynay qiima dhimis 30% boqolkiiba sodon ah.

H**e usoo gaadh allaabtan oo qiima dhimis 30% lagu sameeyay.
02/06/2019

H**e usoo gaadh allaabtan oo qiima dhimis 30% lagu sameeyay.

Waa kuwan inamada yar yar ee dhashay!
02/06/2019

Waa kuwan inamada yar yar ee dhashay!

Macmiil h**e usoo gaadh dhar, kabo iyo body tight hablaha yar yar, tayo iyo qiime ku raali geliya inshallah
01/06/2019

Macmiil h**e usoo gaadh dhar, kabo iyo body tight hablaha yar yar, tayo iyo qiime ku raali geliya inshallah

Macmiishayada sharafta leh, fadlan h**e usoo gaadh taakooyin, sharabaado iyo biinan wada socda iyo cinjiro timaha oo qur...
30/05/2019

Macmiishayada sharafta leh, fadlan h**e usoo gaadh taakooyin, sharabaado iyo biinan wada socda iyo cinjiro timaha oo qurux iyo tayo leh.

Waa sagootigii Ramadan iyo soo dhawayntii Ciida barakaysan ee macaamiishayada sharafta leh!
27/05/2019

Waa sagootigii Ramadan iyo soo dhawayntii Ciida barakaysan ee macaamiishayada sharafta leh!

H**e usoo gaadh girgire uunse iyo dhuxushiisa oo casri ah, tayo sare leh iyo weliba bulukaatiyo nashqado cusub ah oo loo...
21/05/2019

H**e usoo gaadh girgire uunse iyo dhuxushiisa oo casri ah, tayo sare leh iyo weliba bulukaatiyo nashqado cusub ah oo loogu tala galay CIIDA.

Address

Sheikh Madar Village
Hargeysa
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mama Joy Baby Shop - Mama Choice / Dookha Hooyada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share