خالد بن عبد القادر ورسمة

خالد بن  عبد القادر ورسمة Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from خالد بن عبد القادر ورسمة, Baby & children's clothing store, Sool, Laascaanood.

30/08/2023

𝗠𝗮 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮𝗮 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘁𝗼 𝗾𝘂𝗿𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮
𝗸𝗮𝗿𝗶𝗶𝗺𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗺𝗮𝗻𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱𝗶 𝘄𝗮𝘆𝗱𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝘁𝗮𝗴𝘁𝗼 𝗴𝗼𝗼𝗯𝗮𝗵𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗯𝗮𝗿𝗮𝘀𝗵𝗮𝗱𝗱𝗮, 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗯𝗮

مركز دار التقوى اونلاين
𝗠𝗮𝗿𝗸𝗮𝘀𝗸𝗮 𝗱𝗮𝗮𝗿𝘂𝗹 𝘁𝗮𝗾𝘄𝗮 𝗼𝗻𝗹𝗶𝗻𝗲
𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗸𝘂𝗴𝘂 𝗯𝗮𝗿𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗮𝗱𝗼𝗼 𝗴𝗼𝗼𝗯 𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗵𝗮مركز دار التقوى اونلاين𝘆مركز دار التقوى اونلاين𝘂مركز دار التقوى اونلاين𝗮مركز دار التقوى اونلاين𝗶𝗻𝘀𝗵𝗮 𝗮𝗹𝗮𝗵 ...

𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝘅𝗶𝗱𝗵𝗶𝗶𝗱𝗵 markaska

24/07/2023
*Markas daarul taqwa online_* :* _Wuxuu bixinayaa maadooyin muhima_ : 1:Barashadda quraanka kariimka ah muddo koobanna q...
24/07/2023

*Markas daarul taqwa online_* :*

_Wuxuu bixinayaa maadooyin muhima_ :

1:Barashadda quraanka kariimka ah muddo koobanna qofka loo Qabanaayo.

2: Barashadda higadda carigah yadoo laguugu diyaariyey saddex heer oo kala kala ah

1: Heer bilow: ah qofka an waxba qorin.
2: Heer dhex dhexaadka ah: qofka soo maray wax barasho
3: Heer sugitaana oo lagu gaba gabayn doono higaadda cariga iyo akhriska iyo qolaalka .

Qaybta sadexaad (3)

barashadda culuumta diiniga ah laguna bixin doono ee kala duwan.

17/07/2023

ku soo dhowoow markiska al taqwa oo qadanaya arday cusub dal iy debed ba
markisku waa online waxaana si buuxda loogu dhigi doonaa maadoyinka hoos ku xusan
wixii faahfaahin ah kala xiriir sawirka hoose lanbarada ku qoran.

25/06/2023
21/06/2023

DALKA HOOYO QURUXDII

20/06/2023

*𝗛𝗮𝗿𝘁𝗶 𝗻𝗶𝗺𝗼 𝗸𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗻𝗮𝗮"
*𝗜𝗻𝗮𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗹-𝗱𝗼𝗼𝗿𝗸𝗶𝗶"
*𝗡𝗶𝗻 𝗵𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗹𝗲 𝗯𝗮𝗻 𝗮𝗵𝗮𝘆"
*𝗞𝗮 𝘀𝗮𝗿𝗲𝗲𝘆𝗮 𝗿𝗲𝗲𝗿 𝗵𝗲𝗯𝗲𝗹"

𝗕𝘆 𝗸𝗵𝗮𝗮𝗹𝗶𝗱 𝗖/𝗾𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿 𝘄𝗮𝗿𝘀𝗮𝗺𝗲..

Mahad celin koobaan: الحمد الله الذي بنعمته تتم الصالحات الحمد لله على تمام والحمد الله على  بلوغ.Marka koobaad alle aya...
18/06/2023

Mahad celin koobaan:

الحمد الله الذي بنعمته تتم الصالحات
الحمد لله على تمام والحمد الله على بلوغ.
Marka koobaad alle ayaa mahad oo dhan u sugnaatay,
Allaha maanta i waafajiyey inaan gaba gabeeyo heerka dugsiga sare ee tacliimeed.

Marka labad: waxaan u mahad celinayaa waalidkayga oo kow ka tahay ayeeyo qaali alle how naxariisto maanta way iga hoosaysaa waxaan u awoodaa waa duco alle qabti how waasiciyo alle jannatul firdowsa haku irsaaqo ayeeyo yada ayaa isoo gaadh siisay maanta halkan joogo alle haku naxariisto

Mar saddexaad waxaan mahad u celinayaa macalimiintaydii qiimaha badnaa oo kala sheeg sheegi karin alle janntul firdowsa haydin ka waraabiyo

Mar saddexaad waxaan habeenimo iyo bogaaadin u dirayaa ardaydii qalinku na mideeyey alle haydin xifdiyo haydinka dhigo kuwo dadka iyo diintaba an faca....

2023/06/ 18 maalin axada

Address

Sool
Laascaanood

Telephone

+252633386936

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when خالد بن عبد القادر ورسمة posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share