Toosh

Toosh Clothing store

Marar badan niyada waad iska weydiisay alaabta noocaan oo kale ah halkee ka heshaa.Kala dooro Alaabtaan.KOOLADA KULEETIG...
18/04/2026

Marar badan niyada waad iska weydiisay alaabta noocaan oo kale ah halkee ka heshaa.

Kala dooro Alaabtaan.
KOOLADA KULEETIGA wasaqda ka ilaalineysay,
XARIGA KABAHA DUMARKA, KOOLADA JAATA HOOSE EE KABAHA,QALABKA SARIIRTA LAGU GOGLO iyo
KABAHA SAARKA QURXDA BADAN.

Kuwo tayo sare leh, midabo kala duwan, naqshado casri ah oo ku habboon qurxinta style-kaada iyo Gurigaadaba.

Dalbo Hadda: WhatsApp — 0612298555 waxaan kugu keeni doonaa Magaalada Muqdisho iyo Gobolada Dalka JUMLO iyo TAFAARIIQ.

TOOSHSTORE WAA XALKA BAAHIDAADA

Page-kaan Follow hakuu ahaado sidaa u hesho alaab noocaan oo kale ah Raqiis iyo Qurux isku darsaday.

Tiktok: TOOSHSTORE
Instagram: TOOSHSTORE




Jumca Wanaagsan
17/04/2026

Jumca Wanaagsan


14/04/2026

KABO SAAR FUDUD, KUUNA QURXINAAYO GURIGAADA.

Waxaad naga heli kartaa Jumlo iyo Tafaariiq meel walbo aad ka joogto Soomaaliya.

WhatsApp 0612298555
Tiktok Toosh Store
Instagram toosh store


Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegan tahay 66 sano guuradii...
12/04/2026

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegan tahay 66 sano guuradii kaso wareegtay aas aaskii Ciidanka XDS Kuna beegan 12 april 1960

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegan tahay 66 sano guuradii...
12/04/2026

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ay maanta ku beegan tahay 66 sano guuradii kaso wareegtay aas aaskii Ciidanka XDS Kuna beegan 12 april 1960.


Jumca wanaagsan
10/04/2026

Jumca wanaagsan



Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Garsoore Omar Abdulkadir Artan, oo kamid noqday garsoorayaasha dhex-dhexaadin do...
09/04/2026

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa Garsoore Omar Abdulkadir Artan, oo kamid noqday garsoorayaasha dhex-dhexaadin doona FIFA World Cup 2026.


09/04/2026

XARIGAAN QURUXDA BADAN EE LUGTAADANA SOO SAARAAYO KU XIRI KABAHAADA.

Waxaad naga heli kartaa Jumlo iyo Tafaariiq meel walbo aad ka joogto Soomaaliya.

WhatsApp 0612298555
Tiktok Toosh Store
Instagram toosh store


08/04/2026

Sifiican u Firaasho/Goglo sariirtaada si macaanne u hurud.

Waxaad naga heli kartaa Jumlo iyo Tafaariiq meel kasto oo aad Soomaaliya ka joogto.

WhatsApp 0612298555




Hada ka dib k**a baqi doontin, in aad kabahaada xarakada ee dhaadheer in aad ku sabiibaxatid ama aad ku dhacdo.Waxaad na...
06/04/2026

Hada ka dib k**a baqi doontin, in aad kabahaada xarakada ee dhaadheer in aad ku sabiibaxatid ama aad ku dhacdo.

Waxaad naga heli kartaa 𝗝𝘂𝗺𝗹𝗼 iyo 𝗧𝗮𝗳𝗮𝗮𝗿𝗶𝗂𝗸𝗵 meel kasta oo aad Soomaalya ka joogto.
📲 Halkaan ka dalbo WhatsApp: WhatsApp 0612298555



04/04/2026

Haka niyad jabin xirashada dharka cadcad, Isticmaal Kooladaan qafiifka ah.

"Toosh waa xalka Baahidaada"

📞0612298555



02/04/2026

KABAHA DHAADHEER EE DUMAR

Hubaal socodkaada iyo laafyahaada waa loo bogi doonaa markaa kooladaan ku dhagsato Kabahaada

📞 0612298555


Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Toosh:

Share