Carwo Kulow Stars & Super Tailor

Carwo Kulow Stars & Super Tailor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Carwo Kulow Stars & Super Tailor, Clothing (Brand), Mogadisho.

Carwada Kulow Stars & Super Tailor waxa aad k aheleeysaa nuucyada kala duwan ee dharka dumarka, sidoo kale waxaa laguu nashqadeeynayaa dalbakaada waxaa diyaar kuugu ah shaqaale kuwaangsan qancinta macaamiilka.waxa ayna ku taalaa dagmada xamar weyne.

Naqshada aad dalbatid ayaa laguu sameeynayaa.Carwo Kulow Stars & Super Tailor  Hoyga dharka dumarka.Waxeey ku taalaa Xam...
09/01/2022

Naqshada aad dalbatid ayaa laguu sameeynayaa.
Carwo Kulow Stars & Super Tailor Hoyga dharka dumarka.
Waxeey ku taalaa Xamarweyne agagaarka Moolka

Hooyga dharka Dumarka Carwo Kulow Stars & Super TailorUgu kaalay Carwo Kulow Stars & Super Tailor dhamaan dharka dumarka...
08/01/2022

Hooyga dharka Dumarka Carwo Kulow Stars & Super Tailor
Ugu kaalay Carwo Kulow Stars & Super Tailor dhamaan dharka dumarka nuucyadiisa kala duwan.
Sidoo kale waxaa laguu sameynayaa Nashqada aad dalbatid.
Xarunta waxey ku talaa Xamarweyne agagaarka Mollkla

Subax wanagsanCarwo Kulow Stars & Super Tailor  waxeey heegan kuu tahay 24/7.Dharka dymarka nuucyadisa kala duwan ayaana...
08/01/2022

Subax wanagsan
Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxeey heegan kuu tahay 24/7.
Dharka dymarka nuucyadisa kala duwan ayaana diyaar kuugu ah.
Dalabkaada waa laguu sameeynayaa.

Ha moogaan Carwo Kulow Stars & Super Tailor  oo laguugu diyaariyay dharka dumarka.Sidoo kale waxaa diyaar kuugu ah Xarqa...
03/01/2022

Ha moogaan Carwo Kulow Stars & Super Tailor oo laguugu diyaariyay dharka dumarka.
Sidoo kale waxaa diyaar kuugu ah Xarqaamistayaal ku sameeynaya dalabkaada.
Xarunta Carwada waxeey ku talaa Xamarweyne agagaarka Moolka.

Saadaali oo ku guuleeyso $50 DollerCarwo Kulow Stars & Super TailorSHURUUDAHA:Page-ka Like saarPostiga share-gareeySadaa...
02/01/2022

Saadaali oo ku guuleeyso $50 Doller
Carwo Kulow Stars & Super Tailor
SHURUUDAHA:
Page-ka Like saar
Postiga share-gareey
Sadaali ciyaarta

HOYGA XARAKADA DUMARKACarwo Kulow Stars & Super Tailor waxaad ka heleeysaa dharka dumarka oo dhameystiran.CABAAYADO, XIJ...
02/01/2022

HOYGA XARAKADA DUMARKA
Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxaad ka heleeysaa dharka dumarka oo dhameystiran.
CABAAYADO, XIJAABO, ISKUDEYSYO, TURAAXADO, BAATIYO, DAAHmAN iyo waxii la mid ah.
carwada waxey ku taalaa Xamarweyne agagaarka Moolka.

Ka soo dalbo Carwo Kulow Stars & Super Tailor nuucyada kala duwan ee baatiyo qurux badan.Carwada waxaa kale aad ka helee...
01/01/2022

Ka soo dalbo Carwo Kulow Stars & Super Tailor nuucyada kala duwan ee baatiyo qurux badan.
Carwada waxaa kale aad ka heleeysaa DAAHMAN, CABAAYADO, XIJAABO, ISKUDEYSYO iyo dalbka aad dalbato oo laguu sameeynaayo.
Xarunta waxey ku talaa Xamar weyne agagaarka Moolka.

Ku soo dhawaada Carwo Kulow Stars & Super Tailor  ee dharka dumarka nuucyadiisa kala duwan.Waxaad heleeysaa naqshadii aa...
30/12/2021

Ku soo dhawaada Carwo Kulow Stars & Super Tailor ee dharka dumarka nuucyadiisa kala duwan.
Waxaad heleeysaa naqshadii aad dalbato.iyadoo halkaas laguugu diyaariyay Shaqaale u diyaarsan wancinta macaamiilka.
Xarunta waxeey ku talaa damada Xamarweyne agagaarka Moolka.

Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxeey kuu heeysaa nuuc kasta oo Daahman ah, sidoo kale naqshadaada ayaa laguu sameeyna...
28/12/2021

Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxeey kuu heeysaa nuuc kasta oo Daahman ah, sidoo kale naqshadaada ayaa laguu sameeynayaaa.
waxeey ku taalaa Xamarweyne agagaarka Moolka.

 Carwo Kulow Stars & Super Tailor  waxaa kuugu diyaar ah Isku deeysyada nuucyadooda kala duwan, Xijaabo, Turaaxado, Daah...
27/12/2021


Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxaa kuugu diyaar ah Isku deeysyada nuucyadooda kala duwan, Xijaabo, Turaaxado, Daahman.
Sidoo kale waxaa laguu design gareynayaa dalabkaada.
Caarwada waxey ku taalaa Xamareeyne agagarka Moolka

  waxaan idiin ditaarinay Xijaab Fashion ah.Waxaa laguu nashqadeeynayaa designki aad doonto.Carwo Kulow Stars & Super Ta...
08/12/2021

waxaan idiin ditaarinay Xijaab Fashion ah.
Waxaa laguu nashqadeeynayaa designki aad doonto.
Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxaad ka heleeysaa nuucyada kala duwan ee dharka dumarka sida:
Cabaayadaha, Gorgoradaha, Xijaabada, Daahmanka, Go sariidka iyo wixii lamid ah.
Carwada waxeey ku taalaa xamar weyne Agagarka malka.

Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxaad ka heleeysaa nuucyada kala duwan ee Cabayaadaha.sidoo kale carwada waxad ka hele...
07/12/2021

Carwo Kulow Stars & Super Tailor waxaad ka heleeysaa nuucyada kala duwan ee Cabayaadaha.
sidoo kale carwada waxad ka heleeysaa dhamaan dharka Dumaka iyadoo laguu nashqadeeynayo nuuca aad doontid

Address

Mogadisho

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Kulow Stars & Super Tailor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share