Mr. Maqaar

Mr. Maqaar Labiska ragga, electronics, qalab kala duwan tayo la hubo ka iibso ama ka dalbo halkan

TRENDING NEW ARRIVAL  ๐ŸšฉWaxaan idiin keenay saacadaha caaqilka ah nuucyadii u danbeyay waliba lasoo xulay lana hubiyay ta...
16/01/2024

TRENDING NEW ARRIVAL ๐Ÿšฉ

Waxaan idiin keenay saacadaha caaqilka ah nuucyadii u danbeyay waliba lasoo xulay lana hubiyay tayadooda iyo life perfomance-gooda damanad leh sidoo kalana leh features-kii u danbeyay sida ChatGPT, double finger style iyo call, biyana aan galeeyn ayaad ka heleeysaa xaruuntena Muqdisho

X9 ultra price $35
HK Ultra 2. $45
DW89 with Sim $65

Nuuca DW89 waa moobile oo kale ah waxeyna leedahay appska mobileda oo aad sidaa rabto u isticmali karto soona dajisan karto, dabkoodana muddo ayuu ku haynaa.

Soo dhawaada suaashada noogu reeb qeybta Comment-ga.

๐Ÿšฉ Muqdisho, via Layberia. โ˜Ž๏ธ 0615038822

๐—ค ๐—ถ ๐—ถ ๐—บ ๐—ฎ ๐—— ๐—ต ๐—ถ ๐—บ ๐—ถ ๐˜€ ๐Ÿ˜ณXaruunteena Maandeeq waxaad ka heleeysa alaab kala duwan oo xul ah qiimo dhimis ayaan idin kugu s...
09/01/2024

๐—ค ๐—ถ ๐—ถ ๐—บ ๐—ฎ ๐—— ๐—ต ๐—ถ ๐—บ ๐—ถ ๐˜€ ๐Ÿ˜ณ

Xaruunteena Maandeeq waxaad ka heleeysa alaab kala duwan oo xul ah qiimo dhimis ayaan idin kugu sameynay alaabtaan hoos ka eeg sawirada product-ya da.

Qiimaha : wey kala duwan yihiin

๐Ÿ“Œ Xarumaha: Muqdisho Via Layberia 615038822 ama WhatsApp +252 615038822 nagala so xiriir

Waxaa sidoo kale diyaar ah Delivery dhamaan gobolada dalka.

TRENDING NEW ARRIVAL  ๐ŸšฉSaacado madaxeed, Fashion, Smartwatch, Sports tayadooda la hubo, biyo aanan galaynin, leh damaana...
24/12/2023

TRENDING NEW ARRIVAL ๐Ÿšฉ

Saacado madaxeed, Fashion, Smartwatch, Sports tayadooda la hubo, biyo aanan galaynin, leh damaanad ayaan tiro kooban idiin kaga keenay. FG. Qiimaha waan ku dulqornay. Iyo airpods ayaad ka heleeysaa xaruunteena Maandeeq

FG: Smart waa $35
Appel D89: $70

๐Ÿšฉ Muqdisho, via Layberia. โ˜Ž๏ธ 0615038822

Boorsoyin Backpack Waterpoof ah ๐Ÿ’ผ Xaruunteena Waxaad Ka heleeysa Boorsooyinka Computer-da Macbook ka sameysan maqaarka d...
18/12/2023

Boorsoyin Backpack Waterpoof ah ๐Ÿ’ผ

Xaruunteena Waxaad Ka heleeysa Boorsooyinka Computer-da Macbook ka sameysan maqaarka dameer farowga ama Crazy Horse Leather ๐Ÿฆ“ aan waligood is badaleeyn markasto oo la isticmala sii qurxanaanaya Iyo Back bags caadi ah. Boorsada basaborka iyo kuwa jeebka cabiro kala duwan. Size 13.3 iyo 14.1

Qiimaha waa ku dulqornay

๐Ÿ“Œ Xarunteenna Muqdisho, via Layberia.
faahfaahin 0615038822

๐Ÿ“ŒQ i i m a   D h i m i s   C u s u b 25% off ๐ŸšฉWaxaan Qiimo Dhimis idinkugu sameeynay safar cusub kabo Naayk iyo Adids ta...
11/12/2023

๐Ÿ“ŒQ i i m a D h i m i s C u s u b 25% off ๐Ÿšฉ

Waxaan Qiimo Dhimis idinkugu sameeynay safar cusub kabo Naayk iyo Adids tayadooda la hubo, kabo sports asal ah ood jeclaan doontid tayadooda iyo quruxdooda naqshadihii u danbeyay Sneakerska aduunka laga isticmaalo Made in Vietnam ๐Ÿ‡ป๐Ÿ‡ณ sidoi kale kabo kooyo Maqaar ah ayaa ku jiro Qiimodhimis.

Q i i m a h a $23

Size: 40 41 42 43 44

๐Ÿ“Œ Xarumaha: Via Layberia ama nagala soo xiriir 615038822.

Waxaa sidoo kale diyaar ah Delivery dhamaan gobolada dalka.

๐Ÿ”ด Cadarro Orjinaal Ah ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ’ฏWaxaan idiin keenay Barfuunada Asliga Ah ee Madaxda Marsato iyo kuwii dhalin yaradaba kuwaaso aa...
28/11/2023

๐Ÿ”ด Cadarro Orjinaal Ah ๐Ÿ‘Œ๐Ÿ’ฏ

Waxaan idiin keenay Barfuunada Asliga Ah ee Madaxda Marsato iyo kuwii dhalin yaradaba kuwaaso aan ka dhinnay qiimaha maadama lagu jiro asbuuca qiima dhimista ee Carwada Maandeeq.

๐Ÿ“Œ Xarumaha: Via Layberia 615038822.

WhatsApp +252615038822

Waxaa sidoo kale diyaar ah Delivery dhamaan gobolada dalka.

๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐Ÿšš๐Ÿ‘–Waxaan idiin keenay saraawiishii labiska Akhyaarta iyo dhalin yarada oo ah ๐—ฑ๐˜‚๐—ป ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿฌ% ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ ...
27/11/2023

๐—ค๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ถ๐—บ๐—ถ๐˜€ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ฟ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐Ÿšš๐Ÿ‘–

Waxaan idiin keenay saraawiishii labiska Akhyaarta iyo dhalin yarada oo ah ๐—ฑ๐˜‚๐—ป ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿฌ% ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป ๐—ง๐˜‚๐—ฟ๐—ธ๐—ฒ๐˜† ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ ๐—ถ๐—ป ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ ๐—”๐—ต .

๐Ÿ“Œ Xarumaha: Muqdisho Via Layberia 615038822 ama WhatsApp +252 615038822 nagala so xiriir

Waxaa sidoo kale diyaar ah Delivery dhamaan gobolada dalka.

New Arrival โฐShaatiyo Cutaway loogu talagalay suit-ka iyo kuwo labis ah naqshadihii u danbeeyay lagu sameyay dalka Turki...
27/11/2023

New Arrival โฐ

Shaatiyo Cutaway loogu talagalay suit-ka iyo kuwo labis ah naqshadihii u danbeeyay lagu sameyay dalka Turkiga iyo India ayaad ka heleysaa xaruunteena Maandeeq eGanacsi . Shaatiyo Kulleeti Cutaway ah, 100% dun Oxford.

Q i i m a h a : waa kala duwan yihiin

๐Ÿ“Œ xarunteenna Muqdisho, via Layberia, agagaarka isgooyska shaqaalaha. 0615038822 faahfahin

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Thursday 09:00 - 22:00
Friday 15:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00

Telephone

+252613879090

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr. Maqaar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mr. Maqaar:

Share

Category