Bilan Laundry

Bilan Laundry Washing and Dry cleaning

Bilan Laundry waxay idiin rajaynaysaa 1-da Luulyo farxad, nabad, iyo barwaaqo. πŸ‡ΈπŸ‡΄Waxaan mar walba u taaganahay inaan idi...
30/06/2026

Bilan Laundry waxay idiin rajaynaysaa 1-da Luulyo farxad, nabad, iyo barwaaqo. πŸ‡ΈπŸ‡΄

Waxaan mar walba u taaganahay inaan idin siino adeeg laundry oo nadiif ah, tayo sare leh, iyo adeeg degdeg ah.

✨ Dharkaaga noo daa, nadaafaddana annaga noogu hallee!

Bilan Laundry
πŸ“ Pickup & Delivery Available

21/06/2026

✨ Dharkaaga nadaafaddiisa ku aamin Bilan Laundry! ✨
Ma u baahan tahay adeeg dhaqid oo degdeg ah, nadiif ah, isla markaana la isku halayn karo?
🧺 Waxaan kuu haynaa: βœ… Dhaqid iyo qalajin tayo leh
βœ… Feerayn tayo leh
βœ… Adeeg degdeg ah iyo qiimo macquul ah
πŸ“ Goobta: Iskooyska Xaaji Baasto, dhanka Waaberi, Muqdisho.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0613071115
Bilan Laundry – Nadaafad iyo adeeg aad ku kalsoonaan karto.

19/05/2026
Jumco Mubarak dhammaan macaamiisheena qiimaha badan. 🀍
08/05/2026

Jumco Mubarak dhammaan macaamiisheena qiimaha badan. 🀍

10/04/2026

Macaamiisha qiimaha badan kuso dhawaada Bilan laundry 🧺

Waxaan idiin haynaa adeeg dhaqid, feereyn iyo carfin oo Tayo sare leh.
Sidokale waxaan bixinaa adeeg pickup & delivery waliba bilaasha ah

Dharkiinna waxaa lo dhaqaa si gaar gaar ah nadaafad iyo kalsooni buuxdana waan idin dammaanad qaadneynaa.
Nogu imow adeeg lahubo macmiil Xarunteena wexeey ku taala isgoyska xaaji baasto dhanka waaberi wixi fahfaahina dheerad ah
πŸ“ž Nala soo xiriir: 0613071115
Ku soo dhowaada Bilan Laundry – nadaafad aad ku kalsoonaan karto! 🌸

29/12/2025

Bilan laundry and dry cleaning kala so xiriir whatsapp numberka 0613071115

Address

Makka Almukarama
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bilan Laundry posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category