Carwo Luula

Carwo Luula Wll Waxaan kuu haynaa Qamiisyo, Cabaayado, Saakooyiin iyo Xijaabyo aad u Qurux Badan. Nagalaso Xiriir 061-422-5659. Mahadsanid 🥰🙏

So dhawoow oo inaga sodalbo goob waliba waan kuugu keneynaa insha Allah.

11/01/2026

Waxaan kuu haynaa Cabaayado, Saakoyiin iyo Xijaabyo aad u qurux badan .sodhawoow 🥰🙏

11/01/2026
01/03/2023

Koosarkani, waxey ka kooban yihiin
1. Cashiro habeysan,
2. suaalo xul ahh oo heer walbo aad mareysid aa kaga shaqeyni doontit
3. dood iyo wada hadal oo kadhan ahh ardeyda isku koos ahh
4. iyo xiriir toss ahh oo mclinka iyo ardeyda kadhan, wixiyo habka Online-ka la adeeg sanaayo...........

OGEYSIIS  !!   OGEYSIIS  !!Dhamaan bahdda  waxbarashadda  ee  Page keena  kuxiran,  waxan mudda dow bilaabi donna  koors...
01/03/2023

OGEYSIIS !! OGEYSIIS !!
Dhamaan bahdda waxbarashadda ee Page keena kuxiran, waxan mudda dow bilaabi donna koorso ahh barashada Luqadda englishka oo habka online-ka aan kubixini doono.....
Koorsadu waxey kala yihiin
1. Basic - oo ah ardeyda bilowga

2. Basic grammar oo dhigani donan ardeyda intermediate level-ka ahh

3. Extensive grammar oo dhigani donan ardeyda advanced level -ka ahh

4. Muraajacadda buuga muqararka ee English F4 oo dhigani donan ardeyda intixaamka F4ga ufarisaneysit insha Allah.....

09/02/2022

Ereyada Liid Isku ahh || Opposite Words

03/02/2022

Cashirkeena Gramarka || Verb, Past Tense, Past Participle

Address

Mogadishu
+252

Telephone

+252614225659

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carwo Luula posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category