Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school

Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school Ku Soo dhowow Page-ka Midowga Qalinjibiyaasha Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school

Maamulka Iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School, Mudane Isxaaq Dhagacadde oo qayb ka ahaa kulanka isu-im...
01/02/2026

Maamulka Iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School, Mudane Isxaaq Dhagacadde oo qayb ka ahaa kulanka isu-imaatinka Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school ayaa halkaas ka jeediyay kalmad dardaaran iyo dhiirrigelin isugu jirtay.
Wuxuu si gaar ah u ammaanay midnimada, wadajirka iyo is-qadarinta ay muujiyeen ardayda Dufcadda 15aad.
Sidoo kale, maamulka ayaa ku boorriyay dhammaan xubnaha dufcadda in ay sii xoojiyaan midnimada, iskaashiga iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya, maadaama ay tahay furaha guusha iyo horumarka mustaqbalka.

Ismail Ahmed Ali Kuulle
Abdullaahi Jaam
Hanad Haaji Ahmed

Khamiis, 29-ka January, 2026,     (Qaybta 1aad)Waxaa si rasmi ah u qabsoomay kulan isu-imaatin ah oo ay yeesheen Midowga...
30/01/2026

Khamiis, 29-ka January, 2026, (Qaybta 1aad)

Waxaa si rasmi ah u qabsoomay kulan isu-imaatin ah oo ay yeesheen Midowga Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school ee iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School kadib muddo dheer oo kala maqnaansho ah. Kulanka oo ahaa mid taariikhi ah ayaa waxa ka soo qaybgalay Maamulka Iskuulka Abdirahman Bin Cowf, Mudane Isxaaq Dhagacadde iyo sidoo kale qaar kamid ah macallimiinta qiimaha badan, kuwaas oo door weyn ka qaatay hagidda, horumarka, iyo tarbiyadda ardayda.

Kulanka ayaa ahaa mid aad u xiiso badan, kuna dhisnaa kalgacal, is-qaddarin, wada-jir, iyo xasuus dib loo soo nooleeyay. Waxaa ka muuqday farxad, qosol, iyo dareen walaaltinimo oo muujinayay sida ay u adagtahay xiriirka ka dhexeeya dufcadda.

Sidoo kale, kulanka waxa uu noqday fursad lagu xoojiyay midnimada, lana isku dhafsaday aragtiyo, laguna muujiyay mahadnaq macallimiintii door weyn ka qaatay horumarka iyo tarbiyadda ardayda.

Ugu dambeyn, kulankani wuxuu ahaa mid guul ku dhammaaday, kuna reebay dhammaan ka qaybgalayaasha xusuus qurux badan, niyad sare, iyo rajo mustaqbal ifaya. Ismail Ahmed Ali Kuulle Abdullaahi Jaam Hanad Haaji Ahmed

MD15aad ee iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School waxay Hamabalyo udriyan Farhiya Nour Ibrahim( Phariha ...
08/01/2026

MD15aad ee iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School waxay Hamabalyo udriyan Farhiya Nour Ibrahim( Phariha Nour ) oo xubin ka ah Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school islamarkana usoo gabagaboobay heerka 1aad ee Waxbarashada.

Waxan ku lennhay Cilmigaa baratay Allaha kuuga Anfaco.
Hamabalyo Hamabalyo Hamabalyo
Abdullaahi Jaam Žàám Noûr Iprahim Ismail Ahmed Ali Kuulle Ahmed Nor Ibrahim Qadro Ali Haaji Fahad Mohamed Cabdi

Dhamman MD15aad ee iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School waxay Hamabalyo udirayan Zamzam Nour Ibrahim Ž...
02/01/2026

Dhamman MD15aad ee iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School waxay Hamabalyo udirayan Zamzam Nour Ibrahim Žàám Noûr Iprahim oo xubin ka ah MD15aad iyadoo usoo gabagaboobay heerka 1aad ee Waxbarashada.

Waxan ku lenahay Cilmigaa baratay Allaha kuuga Anfaco💯👑
Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school Ismail Ahmed Ali Kuulle Abdi Nasir Abdullhi Osman Ahmed Nor Ibrahim

MDD15aad( Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school ) ee iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Seconda...
07/11/2025

MDD15aad( Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school ) ee iskuulka Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School oo isku duuban waxay Hamabalyo iyo bogaadin udirayan mudane Abdulaahi Ibr Yusuf oo usoo gabagaboobay heerka 1aad ee Waxbarashada.

Mudane waxan kulennahay Cilmiga aad baratay Allaha kuuga Anfaco waxan kuu rajaynaynaa guul.
Hamabalyo Hamabalyo Hamabalyo 💯👑

MDD15aad ee Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School oo midaysan waxay Hamabalyo udiriayan Drs Nashaad Huss...
19/08/2025

MDD15aad ee Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School oo midaysan waxay Hamabalyo udiriayan Drs Nashaad Hussein Abdulahi oo ah xubin ka tirsan MDD15aad Isla markana usoo gabagaboobay Heerka 1aad ee waxabrasha.

Jamacada: SALAAM UNIVERSITY

Waxaan ku leenahay Allaha kuuga anfaco cilmiga aad baratay, guushadana waan kuwada faraxsanahay intaan iyo inkabadanna waan kuu rajaynaynaa inshallah, markale Hamabalyo.

Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school
Ismail Ahmed Ali Kuulle
Hanad Haaji Ahmed
Hassan Mohamed Hussein

MDD15aad ee Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School waxay Hamabalyo udiriyan guddomiyaha MDD15aad muden Is...
12/08/2025

MDD15aad ee Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School waxay Hamabalyo udiriyan guddomiyaha MDD15aad muden Ismail Ahmed Ali Kuulle kaas oo usoo gabagaboowday Heerka 1aad ee Waxbarashada.

Jamacada: SIMAD University

MDD15aad oo isku duuban waxaan ku leenahay Gudomiye cilmigaa baratay Allaha kuuga anfaco intaan iyo inkabadan oo guul ahna waan kuu rajaynaynaa inshallah 🫡

Markale Hambalyo Hamabalyo Hambalyo
Abdi Nasir Abdullhi Osman
Hanad Haaji Ahmed
Qadro Ali Haaji
Hassan Mohamed Hussein
Ahmed Nor Ibrahim
Hodan Osmaan
Isxaaq Dhagacadde
Engner Abdulaahi Ibrahin

Dhamman Xubanaha MDD15aad oo isku duuban waxay Hamabalyo udirayan Abdullhi Ali oo xubin muhim ah ka ahaa MDD15aad Isla m...
08/08/2025

Dhamman Xubanaha MDD15aad oo isku duuban waxay Hamabalyo udirayan Abdullhi Ali oo xubin muhim ah ka ahaa MDD15aad Isla markana si nabad ah uga Soo gabagaboobay Heerka 1aad ee Waxbarashada.

University of Somalia - UNISO

Waxan ku lenahay cilmigaa baratay Allaha kuuga Anfco.
Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school
Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School
Hanad Haaji Ahmed
Ismail Ahmed Ali Kuulle
Fahad Mohamed Cabdi

MDD15aad EE Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School oo isku duuban waxay Hamabalyo udiriayan Fahad Mohamed...
05/08/2025

MDD15aad EE Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School oo isku duuban waxay Hamabalyo udiriayan Fahad Mohamed Cabdi oo xubin muhiim ka ah MDD15aad Isla markana usoo gabagaboobay Heerka 1aad ee Waxbarashada ( Becholar's Degreee).

Mogadishu University جامعة مقديشو

Waxaan ku lenahay Cilmiga aad baratay Allaha kuuga Anfaco, Guulo intaan kabadanna waan kuu rajaynaynaa.

Markale Hambalyo Hamabalyo Hambalyo.

Ismail Ahmed Ali Kuulle
Hassan Mohamed Hussein
Hanad Haaji Ahmed
Abdi Nasir Abdullhi Osman
Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school
Abdullaahi Jaam
Qadro Ali Haaji
Ahmed Nor Ibrahim

MD15aad ee Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School oo isku duuban waxay Hamabalyo udiriayan Nasteexo Abdi ...
16/07/2025

MD15aad ee Dugsiga Abdirahman Bin Owf Primary & Secondary School oo isku duuban waxay Hamabalyo udiriayan Nasteexo Abdi oo xubin ka ah MD15aad Isla markana usoo gabagaboobay Heerka 1aad ee Waxbarashada.

Jamcada: Modern University for Science and Technology

Waxan ku leenahay:
Hambalyo Hamabalyo Hambalyo, Cilmigaa baratay Allaha kuuga anfaco.

Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school
Ismail Ahmed Ali Kuulle
Hanad Haaji Ahmed
Abdullaahi Jaam

Address

Mogadishu

Telephone

+252617624720

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dufcada 15aad C/raxmaan bin cowf primary & secondary school:

Shortcuts

Share

Category