dalab.com

dalab.com Hirgali hadafkaaga

Dalab.com waa shirkad online ah oo ka diiwaangashan Muqdisho, kuna shaqeysa iibinta alaabo kala duwan gaar ahaan kabaha ...
16/02/2026

Dalab.com waa shirkad online ah oo ka diiwaangashan Muqdisho, kuna shaqeysa iibinta alaabo kala duwan gaar ahaan kabaha iyo agabka kale ee muhiimka ah. Shirkaddu waxay ku jirtaa ballaarin, sidaas darteed waxaan raadineynaa shaqaale cusub oo ku soo biira kooxdeena.
🔹 Booska Shaqada:
Sales & Marketing Officer
🔹 Tirada Boosaska:
2 Boos
🔹 Nooca Shaqada:
Full-time
📝 SHURUUDDAHA LAGA RABO CODSADAHA:
* Bachelor ama Diploma ku saabsan Marketing, Business Administration ama wax la xiriira
* Ugu yaraan 1 sano khibrad iibka ama suuqgeynta
* Xirfad wada hadal iyo la macaamil macaamiil
* Awood ku shaqeyn kara targets iyo nidaam iib
* Degan Muqdisho
* Daacadnimo, waqtiga ilaalin iyo masuuliyad
🎯 WAAJIBAADKA SHAQADA:
* Kor u qaadista iibka Dalab.com
* Soo helidda macaamiil cusub
* Maareynta dalabyada iyo la socodka macaamiisha
* Sameynta xayeysiin iyo suuqgeyn online iyo offline
* Ka shaqeynta kobcinta sumcadda shirkadda
📅 Deadline:
20 February 2026
📩 SIDEE LOO CODSADAA?
Fadlan ku soo dir CV-gaaga:
📱 WhatsApp ama wac: 614665526
📧 Gmail: [email protected]
Fadlan ku qor Subject-ka email-ka:
“Application – Sales & Marketing”
Kaliya dadka la soo xusho ayaa lala soo xiriiri doonaa.
Dalab.com
“Adeeg Degdeg ah, Kalsooni leh”
Muqdisho – Soomaaliya
Howl wadag district

Hadda dalbo Kabaha Labiska, La xiriir: 61 4665526
08/12/2025

Hadda dalbo Kabaha Labiska, La xiriir: 61 4665526

hadda ka dalbo: 61 4665526
08/12/2025

hadda ka dalbo: 61 4665526

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dalab.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share