RAJO STORE

RAJO STORE RAJO STORE waxay ka caawinaysa in ay kaga keento dhar qiimo iyo tayo leh dunida oo dhan taaso kugu keenaysa dalkaga hooyo SOMALIA

Dalabyo shaatiyo casri ah, Tayo la hubo, iyo qiimo macquul ah Xarunta Muqdisho:- NBCFG= qiimo dhimistan wa maalmahaQamii...
17/12/2020

Dalabyo shaatiyo casri ah, Tayo la hubo, iyo qiimo macquul ah
Xarunta Muqdisho:-
NBC

FG= qiimo dhimistan wa maalmaha
Qamiista, jimcaha , sabtida
Num 0612532660

🆕️ Collection of Shirts👔. Waa Shaatiyo/funaanado 💯 cotton ah  oo leh midabo soo jiidasho lehMade in 🇹🇷 .    Xarunta = ho...
01/12/2020

🆕️ Collection of Shirts👔.
Waa Shaatiyo/funaanado 💯 cotton ah oo leh midabo soo jiidasho leh
Made in 🇹🇷 .
Xarunta = hodon ,wadada 30, NBC
📞naga soo wac 0612532660

Rajo store

☑New Collection Dhamaan macamiishena waxan la socodsinayna in ay imaden dharki ay wada sugayen hadaba hamoogan RAJO STOR...
06/09/2020

☑New Collection

Dhamaan macamiishena waxan la socodsinayna in ay imaden dharki ay wada sugayen hadaba hamoogan RAJO STORE

Ku gado Jumlad ama tafaariiq anago qimo dhimis ku sameenayna hadaba la xidhiidh numberka hoose MAHADSANID.

☑Whatsapp 0614719003

MOGADISHU / SOMALIA

RAJO STORE waxa ay kuu keentay shirts aad u quruxbadan oo tayadoda sareyso qiimahodana aad u jabanyihin taaso ah halki x...
21/07/2020

RAJO STORE waxa ay kuu keentay shirts aad u quruxbadan oo tayadoda sareyso qiimahodana aad u jabanyihin taaso ah halki xabo 12.5$ lkn hadi aad ku qadanayso 5 xabo ama ka badan waxanu ku sameenayna discount Fiican oo ku raali galiya

Sido kale

Waxaan ku keenay funanaado casri ah oo aad u quruxbadan kuwaas oo ah kuwi ugu danbeeyay qimahadona uu yahay mid macquul ah halki xabo 10.5$ lkn hadi aad ku qaadanayso 5 xabo ama ka badan discount fican ayan kuu sameenayna

** macmiil lasoco dharku inay koobanyihin yaan laga hor dhameesan ciida ka hor hamoogaan RAJO STORE

* Macamiishena sharafta leh waxaanu ka raali galinayna daahitaanka alaabta, sababto ah waxa xidhna garoomada diyaradaha cudurka darti lkn hadda Wa ay timid oo wa diyaar

Wixi faahfahin Kala xidhiidh numberkan : 0614719003
Mogadishu / somalia

FG: alaabta waxaad ku heli karta kaliya delivery adigo gurigaaga jooga

RAJO STORE waxa ay kuu keentay Funanado casri ah, aad u quruxbadan oo tayo leh taaso loogu talagalay summerka, qiimahoda...
08/07/2020

RAJO STORE waxa ay kuu keentay Funanado casri ah, aad u quruxbadan oo tayo leh taaso loogu talagalay summerka, qiimahodana aad u jabanyihin taaso ah 10.5$

Jumlad & tafaariiqba waanu hayna
Ku qaado jumlad anago discount fican ku sameenayno.

Hamoogaanin RAJO STORE

Kala xidhiidh numberkan : 0614719003
Mogadishu / somalia

06/07/2020

RAJO STORE waxad ka helaysa dhar aad u quruxbadan oo qimahoodana yihin mid macquul ah hadaba maxad sugaysa nagu so biir oo Page keena cusub like iyo follower garee sida ay kuu soo gaaran oo aad ula socoto dhar walba oo cusub ay kuu keento RAJO STORE

Hamoganin RAJO STORE

MOGADISHU / SOMALIA

RAJO STORE waxa ay kuu keentay shirts aad u quruxbadan oo tayo leh qiimahodana aad u jabanyihin taaso ah 12.5$ Kala xidh...
06/07/2020

RAJO STORE waxa ay kuu keentay shirts aad u quruxbadan oo tayo leh qiimahodana aad u jabanyihin taaso ah 12.5$

Kala xidhiidh numberkan : 0614719003
Mogadishu / somalia

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAJO STORE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category