kiro suud

kiro suud Kiro suud

26/09/2024

Waw 🔥, hadii aad ledahay maalin weyn oo aad doneso inad uga qeyb qaadato adigoo si qurxan u labisan fadlan naso booqo kaliya.

17/09/2024

Waxaan dib u habeyn iyo balaarin ku sameynay xarunteena kirosuud 1 oo an kuso darnay suudad cusub o model ki u dambeyay ah kuwa caruurta, saacado, fargalo iyo waxyabo kale o badan o so sarayo labiskaaga. Soo dhawaada saxiibayaal.

31/07/2024

Hadii aad doneso in maalintaada laguu qurxiyo oo stylka lagaa dhiso kiro suud ayaa waaweynka kaa dhigesa, nasoo booqo saaxiib.

28/07/2024

Sidaan iyo si ka sii qurxanba waan kaaga dhiseenaa labiska maalintaada Fadlan nagusoo booqo xarumaheena maka al mukarama ama benadir Wixii faahfaahin kala xeriir Wa.me/+252612524063 (qeybta maka almukarama)Wa.me/+252616580622 ( qeybta benadir )

26/07/2024

HAMBALYO : waxaa macamiisheena ugu hambalyenaynaa inan xarun cusub idiinka furnay isgoyska benadir agagaarka isbitaal kalkaal
Gacmo furan kusoo dhawaada saxiibayaal.

Wixii faahfaahin nagala soo xeriir
Wa.me/+252612524063 (qeybta maka almukarama)
Wa.me/+252616580622 ( qeybta benadir )

11/07/2024

Ogeysiis : waxaan macaamiishena sharafta leh ku wargelineenaa in xaruntii h**e ee kirosuud kaso guurtay sona degtay inta u dhaxeesa hotel maka almukrama iyo hotel wardheere
Wixii faahfaahin ah kalasoo xeriir number 0612524063

Mahadsanidiin.

03/11/2023

Wad ku mahadsantihiin booqashadiina bahda BBC

30/10/2023

KIRO SUUD GRAND OPENING CEREMONY 😍
“ baahi wayn oo na haysatay ayaa nalaga daboolay hadaa nahay dhalinyarada somaaliyeed” bilaal bulshaawi
https://wa.me/612524063

Address

Dabka Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kiro suud posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to kiro suud:

Share