Xudunta caashaqa

Xudunta caashaqa online market advertasing xudunta casha page

02/12/2022
06/09/2022

Kuso dhawaada carwo taagane fashions

Kala xariir Whats up number 615172530

14/08/2021

Galmudugeeeey

26/06/2021

• Qiimaha qaadirkey ku siiyey
• Asluubtiyo hadal wanaga
• Markad dholaha cadeyso
• Deymada muqada nuurka
• Markan dhugashadii xasuusto
• Gucashada galbigiyo jirkeyga
• Intan farxad ku ilmeyo xamdiga rabigii ku uumay aya mahadaa la hadey

16/06/2021

Fananka miiga ugu codka macan

30/05/2021

Hello

30/05/2021

Waligaa Saaxbikaa Gurigiisa Ma booqatay?
Dumaashidaa Maku Dhahday wuu Maqan Yahay Xaajiga ee Sug Inta Uu Ka Imaanaayo.
Dumaashidaa ah Makuu Keentay, Will Yar Oo Sxb Kaa Dhalay Oo Iska Ciyaaraya Shaahii Makugu Daadiyay.
Domaashi Makuu Keentay.
Inta Macawiistii Xiratay Ma Aaday Si Aad Isaga Soo Dhaqdo Shaaha.
Intaa Suuliga Ku Maqneed saaxibkaa Guriga Ma Yimid, Sarwaalkaagii Fadhiga Maku Arkay.
Adigoo Qoyan Suuliga Maka Soo Baxday.
Kadib Saaxibkaa Mala Soo Baxay.
Adiga Oo Wata Sidii Wax Waalan Suuqa Ma dhex Carartay.
Sxbkaana Isaguna Sidii Wax waalan Maku .
Dadkii Xaafada Masoo Wada Baxeen Oo Maku Soo Qabteen.
Horay Malagaa Geeyay. 7 beri Masoo Laqday.
Adigoo Yaaban Oo Aan Waxba Cunin Xabsiga Makugu Soo Booqdeen.
Ma Dheheen Ninkaan 3 Sano Oo ah Halagu Xukumo Waayo Saaxibkis Ayuu Guriga Odaba Maray.
Ma Wax Kaa Aqrista Ma Weysay.
Maiska Ooysay Waligaaba Ooy Ee Ku Jir Abti Meesha Malagu Yiri Malaguu Raaciyay.😂😂😂

Fadlan Garee Hadii Aad Ka Heshay

Address

Banadir
Mogadishu
MOGADISHU

Telephone

+252618300432

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xudunta caashaqa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xudunta caashaqa:

Share

Category