Smart Group Company

Smart Group Company Smart Group Company waa wakiilka rasmiga ah ee XCMG ee HORN OF AFRICA.

Waxaan keenaa mashiinno culus oo casri ah iyo qalab dhisme oo tayo sare leh, sidoo kale waxaan bixinaa spare parts-kii loogu talagalay qalab kasta oo aan gacanta ku hayno.

10/01/2026

Qaabkii loo daahfuray Shirkadda Caalamiga ah ee Smart Group Company
XARUNTA HARGEYSA SOMALILAND

10/01/2026

"Qalabka aan iibinayno waa mid damaanad leh oo la isku hallayn karo" Agaasimaha Shirkadda Smartsom

03/11/2025

“Ha burburin laami malaayiin dollar ku fadhiya — adigoo heli kara xal casri ah Smart Group Company!”


.

01/11/2025
15/10/2025

“Markaad doorato dozer-ka ku habboon, shaqadu way fududaanaysaa!”

centraal construction

Excavator(bogleyn) Ma u baahan tahay excavator xoog leh oo cusub si aad shaqadaada u fududeyso?Shirkadda SMART waxay kuu...
27/07/2025

Excavator(bogleyn)
Ma u baahan tahay excavator
xoog leh oo cusub si aad
shaqadaada u fududeyso?
Shirkadda SMART waxay kuu keentay
fursad dahabi ah Nooc casri ah oo loogu
talagalay shaqooyin Awood sare leh –
Ku habboon qodis, rarid & burburinTayo
& adkeysi leh
📞 Laxiriir:
613109090
#
koban

XCMG ForkliftModel year: 2025Lifting capacity: 10 tonCondition: brand NewManufacturer: XCMG
23/06/2025

XCMG Forklift
Model year: 2025
Lifting capacity: 10 ton
Condition: brand New
Manufacturer: XCMG

XCMG EXCAVATOR XE215CModel Year: 2025Operating Weight: 22 Ton Condition: Brand NewManufacturer: XCMG
18/06/2025

XCMG EXCAVATOR XE215C
Model Year: 2025
Operating Weight: 22 Ton
Condition: Brand New
Manufacturer: XCMG

XCMG Road RollerModel: XS203JOperating Weight: 20 TonsCondition: Brand New (2025 Model)
17/06/2025

XCMG Road Roller
Model: XS203J
Operating Weight: 20 Tons
Condition: Brand New (2025 Model)

Bulldozer D260H – Cusub oo Awood Sare Leh! Ma raadineysaa qalab cusub oo lagu kalsoonaan karo?Waxaan kuu haynaa Bulldoze...
16/06/2025

Bulldozer D260H –
Cusub oo Awood Sare Leh!

Ma raadineysaa qalab cusub oo lagu kalsoonaan karo?
Waxaan kuu haynaa Bulldozer D260H – mid cusub oo ku habboon dhammaan noocyada shaqooyinka culus ee dhismo iyo nadiifin dhul
🔹 Xoog leh oo ku habboon mashaariicda waaweyn
🔹 Ku fiican shirkadaha dhismaha iyo ganacsatada mashruucyada horumarineed
Qalabkan wuxuu kuu sahlayaa in aad shaqada dhisto si dhakhso iyo tayo leh!
Uma baahnid qalab duug ah oo dhaawacaya mashruucaaga – dooro mid cusub oo la isku halayn karo!
Waxaan kuugu dhahay diyar macmiil

group company QalabDhismaha

Address

Wadada Sodonka
Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 18:00
Tuesday 07:00 - 18:00
Wednesday 07:00 - 18:00
Thursday 07:00 - 18:00
Saturday 07:00 - 18:00
Sunday 07:00 - 18:00

Telephone

+252613554949

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart Group Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Smart Group Company:

Share