Daruur Fashion & Baby Center

Daruur Fashion & Baby Center Macmiil Kusoo dhawoow alaab tayo leh iyo qiimo macquul

Maka cabaneysaa timo daadasho/ bidaar  jajab agool iyo aflaaqo, hadaba waxa ku diyaara Sofi Hair Growth oil oo tinta int...
19/07/2024

Maka cabaneysaa timo daadasho/ bidaar jajab agool iyo aflaaqo,
hadaba waxa ku diyaara Sofi Hair Growth oil oo tinta intaaba ka biinaysa kuuna bixinaysa mudo kooban
📞 kala xiriir 0614492372

Haddii ay ku dhibtay waji qallayl (Dry skin) iyo laalaab. Haddii aad doonaysid inuu kuu soo noqdo waji jilcan oo dhalaal...
21/12/2022

Haddii ay ku dhibtay waji qallayl (Dry skin) iyo laalaab.

Haddii aad doonaysid inuu kuu soo noqdo waji jilcan oo dhalaalaya

Waxaan kuu keennay Saliidda Vitamin E Oil Sunshine Anti Aging.

Dalbo Hadda Hel Hadda- Tiro Kooban ayaa hartay. Whatsapp 0614492372.

Saliida iyo shampada kesh king waxay ka hortagaan daadashada tinta wayna bixiyaan oo daweeyaan ee yaan laga dhameesan .K...
06/03/2022

Saliida iyo shampada kesh king waxay ka hortagaan daadashada tinta wayna bixiyaan oo daweeyaan ee yaan laga dhameesan .

Kala xiriir 0614492372 dalbo oo hada hel

06/03/2022
Waa diyaar macaamiishi sugaysay saliida dabiiciga Samiira waxay tinta ka saarta aflaaqada Agolka daadashada iyo jajabka ...
02/03/2022

Waa diyaar macaamiishi sugaysay
saliida dabiiciga Samiira waxay tinta ka saarta aflaaqada Agolka daadashada iyo jajabka wayna bixisa oo qurxisaa tinta .
Dalboo hada hel adigoo gurigaada jooga
Kala xiriir Muqdisho 0614492372
Ama Bosaso 0905094174

FOREVER BRIGHT THOOTHGEL
02/03/2022

FOREVER BRIGHT THOOTHGEL

02/03/2022

Dalbo oo degdeg ku hel
Kala xariir WhatsApp 0614492372

Maka cabanaysaa timo kuu bixi waayay bidaar sanxayo dhaadheer tima daadasho jajab aflaaqada iyo agoolka tinta gala   iyo...
02/03/2022

Maka cabanaysaa timo kuu bixi waayay bidaar sanxayo dhaadheer tima daadasho jajab aflaaqada iyo agoolka tinta gala iyo /Nafaqo dabiici ah oo dacar iyo saliida jojoba ka samaysan tayo sare na leh ayaa kuu diyaar ah dalbo oo hada hel.
🤳WhatsApp ama wac 0614492372

Aleo Lips  Hadii ad leedahay af qalayl ama jajab rooseetadan ayaa kuu diyaara waxana laga sameeyay dacar saafiya rag iyo...
27/02/2022

Aleo Lips
Hadii ad leedahay af qalayl ama jajab rooseetadan ayaa kuu diyaara waxana laga sameeyay dacar saafiya rag iyo dumar na wa isticmaali karaan wax midaba malaha
Dalbo oo hada hel
Ama kala xiriir
🤳WhatsApp 0614492372

1.Shampoo iyo conditioner /dadashada tinta iyo bixinteeda 2.25edition perfume 3.Sunscreen/difaaca qoraxda 4.Aloe vera ge...
27/02/2022

1.Shampoo iyo conditioner /dadashada tinta iyo bixinteeda
2.25edition perfume
3.Sunscreen/difaaca qoraxda
4.Aloe vera gel ufiican gaaska iyo calool fadhiga
5.C9 program/misaan dhimid
6.forever be honey/Miisaan kordhin
7.rooseetada af jajabka iyo qalaylka
8.aloe first saliida tinta bixisa
9.forever kids wuxu amateedka ufura carurta wuuna nafaqeeya .
10. Cadarka dhididka baabiiya
Kala xiriir WhatsApp 0614492372

Aleo Lips  Hadii ad leedahay af qalayl ama jajab rooseetadan ayaa kuu diyaara waxana laga sameeyay dacar saafiya rag iyo...
26/02/2022

Aleo Lips
Hadii ad leedahay af qalayl ama jajab rooseetadan ayaa kuu diyaara waxana laga sameeyay dacar saafiya rag iyo dumar na wa isticmaali karaan wax midaba malaha
Dalbo oo hada hel
Ama kala xiriir
🤳WhatsApp 0614492372

Address

Mogadishu

Telephone

+252614492372

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daruur Fashion & Baby Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daruur Fashion & Baby Center:

Share