RADIO DANAN

Directions

RADIO DANAN Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RADIO DANAN, Accessories, Minneapolis, MN.

RW, Xasan Cali Kheyre ayaa qoraalkaan bartiisa Facebook ku soo qoray waxa uuna digniin u diray Madxaweyne Xasan Sheekh.W...
10/11/2026

RW, Xasan Cali Kheyre ayaa qoraalkaan bartiisa Facebook ku soo qoray waxa uuna digniin u diray Madxaweyne Xasan Sheekh.

Waxaan si adag uga digayaa cawaaqibka xun ee ka dhalan kara daandaansiga iyo dhaqdhaqaaqyada ciidan ee taliska Madaxweynaha muddo-xileedkiisu dhammaaday uu ku beegsanayo guryaha ay Muqdisho ka deggan yihiin madaxdii h**e ee qaranka. Tallaabooyinkani waxay abuurayaan jawi colaadeed oo caasimadda dalka u horseedi kara xasillooni-darro, qalalaaso amni iyo hubanti la’aan siyaasadeed.
Waxaa ayaandarro ah in Madaxweyne h**e Xasan Sheekh Maxamuud uu u oomman yahay dhiig hor leh, kuna hawllan yahay ficillo uu ku banneysanayo dhiigga madaxdii h**e, waxaana ummadda Soomaaliyeed si cad u sheegaynaa in Madaxweynaha waqtigiisu idlaaday uu qaadayo masuuliyadda cawaaqib kasta oo ka dhasha tallaabooyinkan.
Awood ciidan iyo cagajugleyn laguma xallin karo xaaladda murugsan ee dalku ku jiro. Dariiqa keliya ee Soomaaliya looga badbaadin karo hubanti la’aanta siyaasadeed waa in dib loogu laabto miiska wadahadalka, si heshiis siyaasadeed looga gaaro doorashada, loona helo dowlad ku timaada hannaan heshiis lagu yahay oo leh sharciyad ay ku hoggaamiso Soomaaliya.

10/11/2026

Ciyaartoyda Degmada Dharkenley oo sanadkaan si weyn loogu diyaarinayo Ciyaaraha Degmooyinka.

10/11/2026

Barnaamijka Guuxa wararka ee Danan TV. 11.10.2026.

MW, h**e Sheekh Shariif oo beeniyey war ay baahisay Hey`adda Nisa ee ku sheegay in eedo culus loo jeediyey ilaalidiisa.
10/11/2026

MW, h**e Sheekh Shariif oo beeniyey war ay baahisay Hey`adda Nisa ee ku sheegay in eedo culus loo jeediyey ilaalidiisa.

10/11/2026

WARKA HABEEN EE DANAN TV. 11.10.2026.

10/11/2026

Sidee ayuu ku aasaasmay Amiin Ambulance, kaalin noocee ah ayuuse ka qaatay samatabbixinta bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan xilliyadii adkaa ee adeegyada caafimaadka iyo gurmadka degdegga ahi aadka u koobnaayeen?

.

10/11/2026

DEG DEG: Cabsi xoogan oo ka taagan xaafadaha Mucaaradka ay ka degen yihiin Muqdisho iyo Nisa oo war weyn soo saartay.

DEG-DEG: Hay’adda NISA ayaa cambaareysay weerar ay sheegtay in Ciidamo ka amar qaata Madaxweynihii h**e ee dalka Sheekh ...
10/11/2026

DEG-DEG: Hay’adda NISA ayaa cambaareysay weerar ay sheegtay in Ciidamo ka amar qaata Madaxweynihii h**e ee dalka Sheekh Shariif ay ku qaadeen Ciidamo ka tirsan hay’adda NISA.

10/11/2026

War-Saxafadeed loogu digay Dowlada somaliya oo uu soo saray, Xisbiga Himilo Qaran, ee uu Hogaamiyo M,w H**e ''Sheekh Shariif.

  Xisbiga Himilo Qaran oo soo saray War saxafadeed Deg-deg ah  oo ku aadna qorshaha Dagaal ee Mucaaradka.
10/11/2026

Xisbiga Himilo Qaran oo soo saray War saxafadeed Deg-deg ah oo ku aadna qorshaha Dagaal ee Mucaaradka.

Address

Minneapolis, MN
55407

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RADIO DANAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category